Wararka Gudaha

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo booqday cisbitaalka Degmada Balcad

0
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheikh Isaxaaq Cabdulle iyo xubno kale ayaa kormeer howled ku tagay xarunta Cisbitaalka...

Ciidanka Puntland oo dilay madaxii hawlgallada Daacish ee Gobolka Bari

0
Maamulka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ciidamada maamulkaasi ay dileen Abu-Albara Al Amani oo ahaa madaxii hawlgallada Daacish ee gobolka Bari iyo maleeshiyaad...

Madaxweyne Xasan Sheekh “ Argagixisada Al-Shabaab waxa ay ku dhex dhuumanayeen shacabka Soomaaliyeed iyagiina...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay bannaan-baxa bulshada Caasimadda Muqdisho ay kaga soo horjeedaan argagixisada Alshabaab ayaa xusay gumaadkii...

Madaxweyne Xasan Sheekh ” Khawaarijta Waa Kalluun biyahii ay ka gureen, Kalluuna haddii ay...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kala qeyb-galay banaanbaxa Kacdoonka Muqdisho iyo Dabar-goynta Khawaarijta ee ka dhacay garoonka...

Wasiirka Howlaha guud XFS oo kulan la qaatay Danjire Mareykanka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir oo kulan gaar ah la qaatay Danjire...

Wasiirka Waxbarshada XFS oo Heshiis waxbarasho la saxiixday dhigiisa dalka Masar.

0
Wasiirka Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka mid ahaa wafdigii RW Xamse Cabdi Barre ee booqashada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kumanaan shacab ah kala qeyb-galaya banaanbaxa Kacdoonka Muqdisho iyo Dabar-goynta...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kumanaan shacab ah kala qeyb-galaya banaanbaxa Kacdoonka Muqdisho iyo Dabar-goynta Khawaarijta ee hadda ka socda...

Shirka golaha wasiiradda oo warbixin looga dhageystay wasiiradda Gaashaandhiga iyo Amniga Gudaha ayaa sidoo...

0
Golaha Wasiirada ayaa maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac. Shirka...

Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya xoogaga difaaca shacabka ayaa howlgal qorsheysan kula la wareegay deegaanka Ceel-bacad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal...

Maxkamadda Ciidamadda qalabka sida oo dil toogasho ah ku xukuntay Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle...

0
Maxkamadda Ciidamada sida ayaa maanta Dil toogasha ah ku Xukuntay Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle, taliye Urur ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka kaas oo...