Wararka Gudaha

Dagaalka Ukraine oo galay maalintii saddexaad

0
Dagaalka ka socda Ukraine ee ay wadaan ciidamada Ruushka, ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana sidoo kale dib u soo laabtay duqayntii ku socotay qeybo...

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo dib u dhigay doorashadii maanta ee Baladweyne

0
Guddiga Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa ku wargaliyay dhamaan umadda somaaliyeed iyo Murashixiinta in uu dib u dhac ku yimid qabsoomida doorashadii loo madlanaa...

Guddiga gurmadka abaaraha oo gargaar kala duwan gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay

0
Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka ay abaartu saameysay eek u...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Dilay dhagarqabeyaal ka tirsan Argagixisada.

0
Ciidanka Kumaandooska ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad, ayaa deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose jab xooggan ku gaarsiiyay Argagixisada nabad-diidka ah, kadib markii...

Maamulka iyo shacabka Gaalkacyo oo ku dhaqaaqay olole nadaafadeed

0
Maamulka iyo shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa bilaabay olole Nadafadeed oo lagu qaadayo qashinka faraha badan ee yaalla xaafadaha magaaladaasi. Ololahaan oo ah mid iskaa wax...

Muqdisho oo maanta lagu doortay 5-kursi oo Golaha Baarlamaanka ah

0
1-Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#084 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. 2-Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi...

Dhuusamareeb oo lagu qabtay doorashada 4-kursi oo Baarlamaanka ah

0
Magaalada Dhuusamareeb waxaa  maanta lagu doortay 4-xildhibaan oo ka mid noqday golaha baarlamaanka Soomaaliya,waxayna kala yihiin 1-Yuusuf Xeyle Jimcaale ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay...

Haya’dda Samofalka Qadar oo xaflad dhiirigalin ah u sameysay 186 arday

0
Haya’dda Qatar Charity oo ah Haya’dda ka shaqeysa samafalka iyo hormarinta ayaa Magaalada muqdisho ku qabtay munaasabad lagu dhiirigaliayo 186 araday oo soo gabagabeeyay...