Shirka Madasha Garsooreyaasha oo la soo xirayo maanta
Shirkan oo shalay ka furmay magaalada Moqdisho ayaa waxa looga hadlay arrimaha Garsoorka waxaana ka qeyb galay garsooreyaasha maxkamadaha degmooyinka Gobalka Banaadir, Maxkamadda Racfaanka,...
Shacabka ku dhaqan tuulada Jiidow oo iska caabbiyay weerar ay ku soo qaadeen Al-shabaab
Dadka ku dhaqan tuulada Jiidoow oo hoos tagta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa si weyn isaga caabbiyay isku day ay kooxda Al-Shabaab...
Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo Ciidanka Xoogga oo hawlgalo ka bilaabay Koonfurta Gobolka Mudug
Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa saaka Howlgalo lagu baacsanayo Argagixisada Al-Shabaab ka bilaabay Koonfurta Gobolka mudug
Ciidamada ayaa saaka ka ruqaansaday...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Madaxda Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Heshiis...
Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Shir muddo dhawr bari ah uga socday...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Woqooyi
Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaannada kasoo jeeda gobollada woqooyi, isagoo kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo maanta gaaray Ceel Barde
Ceel barde- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray degmada Ceel Barde ee gobolka...
Guddoomiye Cumar Filish oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar Jajab
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab oo...
Taliye Biixi oo kormeeray tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug
Gaalkacyo- Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeeray tuulada Dheghaye oo u dhaxeysa Wisil iyo Bacaadweyne...
Shirka madasha Garsoorka oo maanta ka furmay Muqdisho
Shirka madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa looga hadli doonaa arrimaha...
Rabshadaha ka jira Koonfur Afrika oo sababay dhimashada in ka badan 72
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay gobolka uu ka soo...