Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalaya Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalaya Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka,...
Kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow furmay
Kulanka Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana siwadajir ah u shir guddoominaya guddoomiyeyaasha labada Aqal.
Ajandaha kulanka...
Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmaya Xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Magaalada Muqdisho.
Shirka oo uu guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Horjooge iyo Maleeshiyadiisa oo lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha Hoose
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay in Horjooge iyo Maleeshiyadiisa lagu khaarajiyay Gobolka Shabeellaha...
Howlgal qorsheysan oo lagu bur-buriyay xarummo Khawaarijta ku lahaayeen gobolka Shabeellaha hoose
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen NISA iyo ciidanka gaarka Booliiska ee Haramcad ayaa lagu bur-buriyay xarummo qarsoodi ah oo khawaarijta ku lahaayeen deegaannada...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo gargaar gaarsiiyay qaar kamid ah dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii Soobe...
13 qoys oo ka mid ah ehelada dadkii ku waxyooloobay qaraxyadii Zoobe 2 ayaa manta Hay’ada IHH Humanitarian Relief Foundation oo gacan ka heleesa...
Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maaliyadda
Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo looga hadlayay arrimaha mudnaanta u leh Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Dalka...
Taliska Ciidanka Booliiska oo gacanta ku soo dhigay dad ku eedeysan dambiyo kala duwan
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sidiiq Aadan Cali Doodishe oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay nin kamid ah saddex dhalinyaro...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta oo la kulmay Guddiga Garsoorka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arr. Diinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wasiir Sh....
