Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015
Helidda Shahaadada ISO ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxay ka dhigantahay in ay noqonayso Hay'adi ugu horreysay ee dowladda oo hesha shahaadada ISO. Si...
Soomaaliya iyo Nayjeeriya oo ka wada hadlay xal u helidda dhibaatooyinka ay sababeen is...
Wasiiradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb; Khadiija Maxamed Makhsuumi ayaa kulan muhiim ah magaalada Dooxa kula qaadatay dhiggeeda dalka Nigeria mudane...
FIFA oo soo dhawaysay doorashada Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya
Madaxweynaha Xiriirka Caalamiga ee Kubadda Cagta ( FIFA), Gianni Infantino ayaa soo dhoweeyay doorashada Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Soomaaliya Mudane Cali Cabdi Maxamed...
Ergeyga madaxweynaha JFS ee gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay danjiraha Dowladda Sweden
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo uu wehliyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS “Xukumadda waxaa ka go’an in muwadiniinteeda ku jira xabsiyadda...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa guddoomiyey shirka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Dunida Heshiis La ah,...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo kulan la yeeshay Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta la shiray Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir, waxaana ay ka...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Amniga XFS oo gaaray magaalada Kismaayo
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga gudaha, xukumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cali Xaga ayaa maanta gaarey Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee dalalka soo koraya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi Mahamoud Nur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (#LDC5) oo sanadkan lagu...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo raashiin ka qeybisay degaanno ka mid ah Shabeellada dhexe
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar raashin ah ka qeybisay degaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa ee Gobalka Shabeellada Dhexe ee dowlad goboleedka HirShabeelle.
Mucaawinadaan...
Guddiga arrimaha dibedda ee Aqalka sare oo su’aalo ku saabsan hindise sharciyeedka maalgashiga weydiiyay...
Guddiga Arimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga, Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS,...










