Wararka Gudaha

Golaha shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada

0
Xildhibaanada Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Argagixsada, waxaana ogolaatay ansixinta sharcigaasi 133-xildhibaan, seddax Xildhibaan ayaa diiday sodoba xildhibaanna...

Shirka taliyeyaasha Boliiska dowlad goboleedyada oo ka furmay Kismaayo

0
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad...

Warbixinta waxqabadka todobaadlaha ah ee dowladda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Al...

Xasan Warsame” Horjoogayaashii ila midka ahaa meel qarisa ayey la’ yihiin”(warbxin)

0
Kooxda khawaarijta oo xiligaani wajaheyso bur bur iyo kala carar kadib markii geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay uga adkaadeen dagaalada ka socda...

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo horumarinta nabadda By Kulane...

0
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub  ayaa shalay magaalada Muqdisho ku yeeshay wadahadalkoodii 3-aad ee dhanka siyaasadda, Waxaana ka sii horeeyay kulan midowga Yurub ay...

Maalinta Haweenka Adduunka oo laga xusayo Caalamka By Aadan Sooyaal March 8, 2023 2...

0
Faallo: Maanta oo kale caalamka guud ahaan waxa laga xusaa maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da bisha Marso.waxaana gudha dalka iyo dibada lagu qabtaa munaasabada...

Puntland oo dil ku fulisay 19 qof oo 13 ka mid ah yihiin Khawaarij

0
Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay 19 nin oo 13 ka mid ah ay ahaayeen shabakado ka tirsanaa kooxaha Khawaarijta...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka (warbixin)

0
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dunida ayaa maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda 8-dda Maarso oo ah maalin weyn oo xambaarsan dadaalkii loo soo galay dhismaha...

Dardargelinta adeegyada garsoorka ee dalka oo laga hadlay

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Mudane, Baashe Yuusuf Axmed ayaa la shiray Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir, waxaana ay ka wada-hadleen...

Marwada madaxweynaha oo u hambalyo ku aaddan 8-da Maarso u dirtay Haweenka Soomaaliyeed

0
Marwada Madaxweynaha JFS Maamo, Qamar Cali Cumar ayaa haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso oo dunida oo dhan looga dabaal-dego maanta oo kale,...