Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda...
Munaasabad lagu maamuusayay halyeeyadii ku shahiiday dagaalka Khawaarijta oo lagu qabtay Madaxtooyada Qaranka
Munaasabad lagu maamuusayay xaasaska, carruurta iyo qoysaskii ay ka shahiideen halyeeyadii ka tirsanaa Ciidamada Qalabka Sida ee ku geeriyooday dagaallada dalka looga xoreynayo kooxaha...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo xuska 8-da Maarso ugu hambalyeeyay haweenka Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xuska 8-da Maarso oo ku beegan Maalinta Haweenka Adduunka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed uga...
Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga XFS oo shirka (ESCWA) uga qeyb galay dalka Tunisiya
Wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee dawlada Federalka mudane Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay shirka golaha dhaqaalaha iyo bulshada...
Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Aqalka sare ku bogaadiyay ansixinta hindise...
Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Cabdiqaadir Cilmi Cali ayaa golaha Aqalka sare uga mahadceliyay ansixinta hindise-sharciyeedka dhismaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda...
Xubno ka mid ah guddiga Qaranka ee shaqaalaha rayidka dowladda oo tababar loo soo...
Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Diiwaangelinta iyo Tababaradda Mudane Ahmed Mohamed Hassan iyo Agaasimaha Guud ayaa manta shaqaalaha Guddiga u soo xiray tababar socday muddo laba todobaad...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Nairobi uga qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada...
Ra’iisul Wasaare Xamse: “Gabdhaha Soomaaliyeed waa kuwa ugu kartida badan”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kaga qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Haweenka Adduunka ee 8da Maarso ayaa ku...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Galbeedka Aasiya ee Qaramada...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dawlada Federalka Mudane, Cabdisalaam Shariif Xuseen ayaa dalka Tunisiya uga qayb galay shirka golaha dhaqaalaha iyo bulshada...
Golaha shacabka oo meel mariyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maareynta deegaanka, waxaana oggolaatay sharcigaasi 143 -xildhibaan, wax diiday iyo wax ka aamusay midna ma...










