Duqa Muqdisho oo sheegay inay la dagaalamayaan kooxaha sameeya maandooriyaha
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka warbixiyay shabakad ka ganacsata Maandooriyaha oo lagu soo qabtay howlgal...
Taliska Booliska G/Banaadir oo sheegay inay Gacan bir ah lagu qaban doono Kooxaha ka...
Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in marnaba aan la aqbaleyn in xashiish iyo waxkasta oo...
Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta Kalluumeysiga
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Mudane, Axmed Xasan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 bishan magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark...
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Dalka oo hambalyo u diray xulka kubadda cagta ee deegaanka...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Jaamac ayaa ka qayb galay munaasibad casho sharaf oo lagu dhiirri galinaayay xulka kubadda cagta...
Duqa Muqdisho oo Casha sharaf u sameeyay maamulka iyo ciyaartoyda degaanka Gubadley
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Munaasabad Afur iyo dhiirragelin isugu jirtay kala qeybgalay Cayaartoyda iyo Maamulka...
Wasirka Arrimaha Dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Shiinaha u jooga Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane, Abshir Jaamac Haruuse ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr; Fei...
Wabiyada Jubba iyo Shabeelle oo la saadaalinayo inay fatahaad sameeyaan
Waxaa jirta cabsi ku aadan in asbuucan dabayaaqadiisa ay fatahaado sameeyaan wabiyada Jubba iyo Shabeelle, waxaana muuqata calaamado arrintaasi muujinaya oo ay ka mid...
Xaalad jahwareer ah oo ka taagan Dalka Israa’iil
Bannaanbaxyo iyo shaqo joojin loga horjeedo wax ka beddelo garsoorka dalka ee uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka socda gudaha dalkaasi.
warar...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adda qaxootiga aduunka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo ay wheliyaan Guddoomiye ku xigeenka hay’adda iyo Madax kale oo ka tirsan hay’adda ayaa kulan la yeeshay .
kulankaan...
Farriin digniin ah oo ku socota Deeganada uu maro Wabiga Shabeelle (WARBIXIN)
Inta aan u guda galin dulucda Warbixinta aan yara jaleecnno taariikhda Degmada Baardheere, Magaalada Baardheere waa magaalo aad u fac weyn waxay oo ku...









