Wararka Gudaha

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xal u helidda isbeddelka cimillada

0
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar kulan kula yeelatay kaaliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay...

Warbaahinta qaranka oo booqatay xaruntii ugu weynad ee khawaariijtu ku askarayn jirtay Caruurta

0
Kooxda khawaariijta ah ee ku caan baxday ka been sheegida iyo dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale waxay ku kacday jariimooyin iyo tacadiyo ka...

Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada

0
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrada Guud ee Dowlad Goboleedyada Jubaland, Hirshabeelle,...

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS oo ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay. Ajendaha kulanka maanta...

Soomaaliya oo guday qeyb kamid ah abaalkii ay u galeen walaalaha Turkiga (warbixin)

0
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaynsa shacabka Soomaaliyeed ayaa dowladda Turkiga ku wareejisay ku dhawaad shan malyan oo Dollar oo ay ku caawinayso dhibanayaasha Turkida oo...

Pakistan:Sagaal askari oo ku dhimatay weerar ismiidaamin ah March 6, 2023

0
Ugu yaraan sagaal askari ayaa lagu dilay dhowr kalena waa lagu dhaawacay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay koofur galbeed gobolka Balochistan ee dalka...

Wasiirka Gaadiidka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Barxada Baarkinka Airport-ka muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa...

Pakistan:Sagaal askari oo ku dhimatay weerar ismiidaamin ah

0
Ugu yaraan sagaal askari ayaa lagu dilay dhowr kalena waa lagu dhaawacay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay koofur galbeed gobolka Balochistan ee dalka...

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo iska kaashanaya Soomaaliya Cagaaran

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Al Maqzuumi oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Qatar ayaa sii...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah. Guddoonka Golaha Shacabka...