Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay qabashada 6 kursi

Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada  lix 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Baydhabo