Wararka Gudaha

Madaxweynaha iyo Amiirka Qatar oo yeeshay kulan miro-dhal ah

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa halkaas...

Xildhibaano lagu doortay magaalada Gaalkacyo

0
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa lagu qabtay doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaas. Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay...

Ra’iisal ku-xigeenka dalka oo guddoomiyay shir looga hadlayay howlaha gurmadka abaaraha

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga  Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo looga hadlay arrimaha howlaha gurmadka. Shirka...

Doorashada 5-kursi oo ka mid ah golaha shacabka oo maanta lagu qabanayo Gaalkacyo

0
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay magaaladaas. Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay musharaxiinta u taagan tartanka xildhibaanimo

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaaxalay kulan la qaatay musharaxiinta u taagan...

Madaxweyne Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyay dalka Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qadar halkaas oo uu ku tagay...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad gargaar loogu wareejinayay Soomaaliya

0
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun tan oo raashiin kala duwan ah,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada...

Ruushka oo ku dhawaaqay xabad joojin bini’aadantinimo

0
Ruushka ayaa ku dhawaaqay xabad joojin ku meelgaar ah inuu ka samaynayo labo magaalo oo Ukraine ah si loo furo waddooyinka bini’aadantinimo,wasaaradda difaaca Ruushka...

Xildhibaano maanta lagu doortay magaalada Boosaaso

0
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu doortay qaar kamid ah Kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaaladaas, waxaana aad loo adkeeyay amniga goobta...