Wararka Gudaha

Dowladda Sacuudiga oo gargaar bini’aadan-nimo soo gaarsiisay Muqdisho

0
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadija Maxamed Diiriye iyo Madaxa mu’asaasada Arrimaha Gargaarka iyo Bani’aadanimada ee boqortooyada Sucuudiga ( King Salman Humanitarian and...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ergeyga gaarka ah ee Siinaha oo ka wada hadlay arrimaha...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabbilay Ergayga gaarka ah ee dowladda Shiinaha u qaabbilsan geeska Afrika Xue Bing. Labada mas’uul ayaa ka...

Galmudug oo tababar la xiriira ilaalinta iyo daryeelka bulshada u qabatay shaqaalaha Xafiisyada Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb- Wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo arrimaha bulshada ee dowlad goboleedka Galmudug  ayaa maanta tababar u qabatay Shaqaalaha Xafiisyada Maamulka Dhuusamareeb, kaasi oo  la xiriira...

Kulan kusaabsan arrimaha dib u heshiisiinta oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu soo gabogabeeyey kulan wada tashi ah oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha...

M.Qoor-qoor oo ka qeybgalay xaflad loo dhigay xildhibaannadii lagu doortay Galmudug

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabd Kaariye (Qoor-qoor) ayaa hadal dardaaran u badnaa ujeediyey xildhibaannadii dhowaan lagu doortay galmudug, isagoo faray inay muujiyaan isku...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha.

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire FEI Shengchao. Wasiirka Iyo...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo weerar loogu geeystay Canada

0
Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo lagu weeraray...

Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ka mid ah ciidamada qalabka sida...

0
Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ma mid ah ciidamada qalabka sida ee Ruushka. Ukraine ayaa sidoo kale shalay sheegtay inay burburisay toddobo...

Madaxwaynaha Galmudug oo kulan la qaatay Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug

0
Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan heer...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo doortay Guddoomiye kuxigeen

0
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Puntland, ayaa Maanta doortay Guddoomiye kuxigeenka, kadib markii dhawaan uu xilkaas isaga tagay Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Ceynaanshe Yuusuf Xuseen. Fadhi ay...