Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Magacaabay guddi warbixin kasoo diyaarisa shaqaaqooyinka ka socda Gobolka Sool
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa
Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin kasoo diyaariya shaqaaqooyinka ka socda...
Wasiirka Amniga Israa’iil oo booqasho daandaansi ah ku tagay masjidka Al-Aqsa
Wasiirka amniga qaranka Israa’iil ee midigta fog, Itamar Ben-Gvir ayaa manta oo talaado ah galay dhismaha uu ku yaallo masjidka Al-Aqsa ee bariga magaalada...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo sheegay in deegaanaddii laga xorreeyey kooxaha khawaariijta la gaarsiin...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku sheegay in Xukuummadda dan-qaran daddaal weyn ku bixinayso sidii Adeegyadda bulshaddu u...
WAA MAXAY XAASIDNIMO
Xaasidnimada waxaan oran karnaa waa laba qaybood mid uu qofka ku dhasho iyo mid qofka uu gadaal ka noqdo iyada oo ay ku kaliftay...
SADAQADA IYO FAA’IIDOOYINKA AY LEEDAHAY (QEYBTA 1-AAD)
Sadaqadu waxay ka mid tahay waxyaabaha qofka gaarsiiya horumar aduun iyo aakhiro, faa'iidooyinkeedana ma ahan wax lasoo koobi karo, balse haddii aan isku dayno...
BARAKADA GANACSIGA.
ganacsaigu wuxuu ka mid yahay xirfadaha barakaysan oo diinta ayaaba lagu sheegay, wuxuuna leeyahay Faa'iidooyin wax ku oola oo nolosha bulshada sare u qaada.
Ganacsigu...
XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN (QAYBTII 2-AAD)
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...
TIROOYINKA KHAWAARIJTA ISKU SOO DHIIBAYA DOWLADDA OO SII KORDHAYA (WARBIXIN)
Tan iyo intii dagaalka adag lagu qaaday Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaab, meel kastana lagu jabiyay ayaa waxaa soo kordhay maalinta maalinta ka dambeysa...
DALXIISKA DALKA SOOMAALIYA
Dalkeennu ku dalxiis macaanaa Duunyo dhaqasho wacanaa, dalkeennu waa iska daawo dacallada, haddaba dowladda soomaaliya ayaa 13-ka september sannad walba u aqoonsatay in ay...
SOO BADASHADA MAKIINADAHA YAR YAR EE SAMEEYA SALIIDA MACSARADA
Suuqyada Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaayo makiinado yar yar oo lagu isticmaali karo koronto, Solar kuwaa oo aad u adeegsaneysid soo saarista saliid...










