Baarlamaanka oo ammaanay qaabka lagu xulay shirkadaha adeegga ee xajka sanadkaan
Guddiga Golaha Shacabka u qaabisan arrimaha diinta, Cadaalada iyo Awqaafta ayaa sheegay in shirkadaha ku tartamaayey adeegga Xajka ee sanadkaan loo xulay si cadaalad...
Galmudug oo ku howlan soo afjaridda khawaarijta ee ku sugan gobolka
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhowaan loo howlgali doono xoreynta deegaanada yaree weli ku jira gacanta kooxaha khawaatijta.
Madaxweyne ku...
Bankiga Adduunka oo dib u eegis ku sameeyay horumarka Soomaaliya
Koox ka socota Bankiga Adduunka ayaa kulan laba cisho ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka iyo kuwa...
Ciidanka Puntland oo qabtay lacago been abuur ah iyo dadkii watay
Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay gaari waday lacago been abuur ah iyo dadkii waday lacagahaasi.
Hawgalkaasi ay sameeyeen ciidanku ayeey...
Turkiye oo ogolaatay xubinnimada Finland ee NATO
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanaya Finland inay ku biirto NATO, taasoo meesha ka saaraysa caqabadii u dambeysay ,kadib markii Finland ay...
Ciidamada Puntland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaalaysanayeen argagixisada Daacish
Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka Onkod ayaa lagu yiri.
“Ururka...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in guud ahaan la cuuryaamiyay hanaankii Maaliyadeed ee Khawaarijta.
Dowladda Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqday in si guud loo cuuryaamiyey hanaankii maaliyadeed ee Khawaarijta, waxaana kala bar la dhimay dhaqaalihii ay heli jirtay Khawaarijtu.”Waxaa...
Shirka golaha wasiirada dowladda FS oo lagu ansixiyey sharciga nidaaminta gaadiidka Mooto Bajaajta
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka...
Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay nin ku Eedeeysan dil ka...
Ciidamada Booliiska ee gobolka Banaadir ayaa maanta gacanta kusoo dhigay nin shalay dil arxan darro ahaa ka geystay masjid ku yaal deegaanka Garasbaaley ee...
Horjooge sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka
Cabdi Xasan Hulbaale oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee maleeshiyadda Khawaajirta ayaa isku soo dhiibay ciidmada xoogga dalka eek u sugan tuulada...










