MACALLINKU WAA FURAHA KELIYA EE LAGU FURO MASKAX QAFILAN
Wasaaradda Waxbarashada Dalka ayaa diyarisay macallimiin gaaraya illaa iyo Seddax kun =3000 macallin ah kuwaas oo loo qeybin doono gobollada dalka marka ay dhammaato...
WAXTARKA AY LEEDAHEY KHUDAARTA CAGAARAN BISHA RAMADAAN.
Maqaalkaan waxaan uga hadli doonaa oo ku faahfaahin doonaa faa’iidooyinka iyo waxtarka ay inoo leedahay isticmaalka qudrada bisha ramadaan qaar ka mid ah waxaana...
NIMCADII BADATAA NUSQAANTEEDA LEH!
Roobka guga oo ka curtay gobolada dalka ayaa waxa ay galaafteen nolosha qoysas badan oo danyar ah kuwaas oo aad ula il darnaa abaarta...
MAALMIHII BEENOOBAY
Caasho waa gabadh yar oo qurux iyo qab rabbi isugu daray, waxayna ku nooshahay guri casri ah oo dhismayaasha magaalada ugu bilicda wanaagsan ka...
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo madaxa golaha warbaahinta Turkiga oo daah-furay laanta cusub ee TRT...
Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama iyo Madaxa Golaha Warbaahinta Jamhuuriyadda Turkiga, Prof. Fahrettin Altun ayaa...
Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab
Ciidamada xoogga dalka ayaa xalay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab ku dilay deegaanka Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan magaalada Baydhabo ee...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo howlgallo Amniga lagu xaqiijinayo ka Sameeyay qaybo ka mid ah...
Mudug- Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa howlgalo lagu baacsanayo Maleeshiyaadka khawaarijta Al Shabaab waxay ka fuliyeen Deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug.
Howlgalka ay ciidamada ka sameyeen...
Danjiraha Soomaaliya ee Serbia oo la kulmay R/Wasaare ku xigeenka dalkaasi
Danjiraha JFS u qaabilsan Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Serbia...
Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa booqday haweeney isbitaalka Banaadir ku dhashay Afar Carruur ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa booqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Gabdhood ku dhashey maanta Isbitaalka...
Maamulka Hay’adda Maareynta oo deeq raashin ah gaarsiiyay Xuddur
Gddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle maanta deeq raashin ah gaarsiiyay dadka ku dhaqan Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool
Guddoomiyaha oo...










