Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Beledweyne- Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xooggaga dib u xoreynta deegaanka ee Macawisley oo is kaashanaya iyo kooxda Khawaarijta ayaa ka socda deegaanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Koonfur Galbeed
Baydhabo- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Koonfur Galbeed
Shirka ayaa looga hadlay Dardargelinta...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ธ๐๐น๐บ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ธ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug.
Guddiga ayaa warbixin faahfaahsan...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto.
Madaxweyne Xasan Sheekh...
Madaxweynaha JFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho Ku Soo dhaweeyey Dhiggiisa Jabuuti Madne Ismaaciil Cumar Geelle
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho waxa uu...
Ilyaas Sheekh Axmed oo ku guleeystay doorashada Kursiga Hop147
Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa goordhaw si rasmi ah u bilaabey doorashada kursiga Hop147,...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Shacabka Caasimada ugu baaqay in dulqaada mujiyaan...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Al-cadaalla ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dulqaad u mujiyaan xirnaansha wadooyinka Caasimada oo maanta...
Shirka madaxda dalalka ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo goordhaw ka furmaya Muqdisho
Muqdisho waxa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore Sida (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) kaa oo soconaya inta...
Golaha wasiirrada XFS oo shir aan caadi aheyn ku ansixiyey laba sharci iyo hal...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaaย isugu yimid shir aan caadi aheyn, kaas oo lagu ansixiyey laba sharci iyo hal heshiis oo kala quseeya dhinacyada amniga...










