Soomaaliya oo sanadkaan ku biireysa ururka Bulshada Bariga Afrika.
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan Hadliye ayaa sheegtay in Sanadkaan gudahiis Soomaliya ay kamid noqon doonto...
Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo la kulmay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Samatabixinta K/Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta ee...
Qoysas ku dhaqan Raage Ceelle oo helay gargaar ka yimid Hey’adda Qadar Charity
Maamulka Hay’adda Maaraynata Masiibooyinka Qaranka iyo kan Hay’adda Qadar Charity ayaa gargaar bino’aadanio oo wax ku ool ah u qeybiyay 500 oo qoys oo...
Dhallinyaro ay qaldeen khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Xarardheere
Xarardheere- Dhallinyaran oo kamid ah dadka ay marin habaabiyeen kooxda Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay Ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Xarardheere ee Gobolka...
Wasiiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madax ka tirsan Safaaradda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa xarunta dhexe ee Wasaaradda Qorsheynta ku qaabilay u...
Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha...
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo maanta xukun toogasho ah ku fulisay Afar askari
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay afar ka mid ah akarta dowladda Kuwaas oo horay...
War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka Soomaaliya iyo dalalka deriska ah
Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa warbaahinta u akhriyey war-murtiyeedka shir madaxeedka Soomaaliya iyo dalalka deriska ah, kaas oo maanta...
Wasiirka deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS oo la kulantay wasiirka arrimaha dibadda Finland
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Almakhzoumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa maanta la kulantay...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto,...










