Wasiiro Ka Tirsan XFS iyo Ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta salaadii Jimcaha...
Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshidiinta mudane Axmed Macallim Fiqi, Awqaafta mudane Mukhtaar Roobow, Isgaarsiinta iyo Tiknooloojiyada Jaamac Maxamed Khaliif, Wasiiru dawlaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq nabadeed u jeediyey dhinacyada arrinta ka taagan Laascaanood
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada...
Khawaarijta oo khasaaro xooggan kala kulmay dagaalkii saakay ee deegaanka Hilowle-gaab
Ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Sh/dhexe ayaa saaka kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab gaarsiiyay jab iyo khasaaro xooggan ,kadib markii maleeshiyaadkaasi ay isku dayeen...
Mareykanka oo ku yaboohay lacago la siinayo ciddii soo sheegta xogta Macallin Ayman iyo...
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibedda ee Dalka Maraykanka oo ay maamusho Hay’adda Nabadsugidda, ayaa sheegtay in ay abaal-marin lacageed oo dhan 10-Milyan...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarumo lagu farsameeyo hubka iyo gaadiidka ee Dalka Imaaraadka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Warshadaha soo...
Golaha Ammaanka oo ka hadlay booqashada Israa’iil ee masjidka Al-aqsa
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay,booqashada xubnaha Israa’iil ay ku tageen masjidka Aqsa ,iyagoo carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo...
Madaxweynaha Galmudug oo shir gudoomiyay kulanka Isbuuclaha ah ee Golaha Wasiirada
Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowlad goboleedka Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Galmudug.
Shirka ayaa...
RW Xamse “Waan bogaadinayaa Warbaahinta Qaranka kaalinteeda dib u xoreynta dalka iyo la dagaallanka...
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed {SONNA} oo dib...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Diray Wakaaladda SONNA oo maanta u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xajir Ducaale ayaa Hambayo u diray Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta gaarhaan Maareeyaha...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xariga ka jaray dib u dayactirka dhismaha xarunta SONNA
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xariga ka jaray dib u dayactirka dhismaha xarunta Wakaaladda SONNA iyo daahfurka adeegga...










