Wararka Gudaha

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo dood ka yeeshay hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda

0
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa  Guddoomiyay Kal fadhiga 2-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa ajendihiisu ahaa Dhaarin...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab

0
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland,ayaa maanta howlgal qorsheysan ku dilay ugu yaraan afar dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab, kadib howlgal...

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo daah-furay tirakoobka Shaqaalaha dowladda

0
Wasiirka wasaasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshadda ee DFS Mudane Biixi Iimaan Cige, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Mudane Cumaan Libaax  Ibraahim iyo  Gudoomiyaha Guddiga  Shaqaalaha...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay madaxa xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee (UNSOM)

0
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexton Matupa. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Jubbaland oo tababar u soo xiray 150-askari

0
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta tababar u soo xiray  dufcada lixaad ee Ciidamada Booliska Jubaland oo qaatay tababar kala duwan,...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daah-furay kulanka farsamo ee arrimaha doorashooyinka dalka

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta furay kulanka farsamo ee arrimaha doorashooyinka dalka ee guddiga farsamo ka...

Taliyaha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xilka la wareegay

0
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka si rasmi ah kagala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal Cabdi...

Dowladda Soomaaliya oo isbaheysi cusub u heshay dagaalka Khawaarijta

0
Magaalada Muqdisho waxaa ku qabsoomay dhammaadkii Todobaadkii la soo dhaafay shir ay ka soo qaybgaleen Madaxda Wadamada Deriska la ah Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo...

Masagawaa magaalo caan ku ahayd fidinta Diinta islaamka

0
Kooxda khawaariijta ee gabalkeedu dhacay dhibaatooyinka ay u geystay bulshada Soomaaliyeed kuma eka oo qura dilalka,boob iyo dhaqan doorinta ee waxay sidoo kale burburiyeen...

Genaraal indha qarshe oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan heya’addaha amniga

0
Taliyihii hore ciidanka xoogga dalka Genaraal Daahir Aadan Cilmi( Indha qarshe) oo u waramay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay hawlgallada dalka looga xoreynayo kooxaha...