Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii guddiga doorashooyinka.

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada gudiga hirgalinta doorashada dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini. Waxaana xubinimada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf oo uu kala hadlay hirgalinta jadwalka...

Shir looga hadlayay maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta oo lagu qabtay Muqdisho

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas oo uu soo agaasimay Xafiiska Amniga Qaranka ee...

Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay gudiga hirgelinta doorashooyinka Koonfur Galbeed

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT) Madaxweynaha ayaa gudiga...

Qatar oo u dabaaldageysa 50 sano oo xiriir laba geesood ah oo xooggan ay...

0
Qatar ayaa u dabaaldageysa 50 sano oo xiriir laba geesood ah oo xooggan ay la lahayd Mareykanka tan iyo markii la aasaasay xiriirka diblomaasiyadeed...

Wasiir Maaliyadda XFS oo shirar muhiim ah kaga qeyb galaya Mareynkanka.

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washington D.C ee dalka Mareykanka shirar muhiim ah kula leh madaxda Hey’adda IMF iyo Bangiga...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay Dagaalka Ukraine

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad gaaraya 6.5 milyan ay ku barakaceen dagaalka uu Ruushka ka wado gudaha  Ukraine. Dagaalka oo galay Maalintii afar iyo...

Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay guddiga xulista ergooyinka qabashada doorshada 2-kursi

0
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban SEIT Jubbaland ayaa shaaciyay guddiga xulista ergooyinka kuraasta #HOP029 & #HOP124. Guddiga ayaa ku wargeliyay musharraxiinta labadaan kursi in ay maanta...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ku bur buriyay xarumo Al-Shabaab dadka ku dhibaateyn jireen

0
Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen goobo nabad-diidka Al-Shabaab ku...

Dagaalada ka socda Ukraine oo galaaftay nolosha 726 qof oo rayid ah

0
Qarasmada Midoobay ayaa  sheegtay in la diiwaangaliyay dhimashada 720 qof oo lagu dilay dagaalada ka socda dalka Ukraine ee u dhaxeeya ciidamada Ruushka iyo...