Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb geleysa dalka Lubnaan
Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa Beyruud uga qeybgalaya shirka...
Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka doorashada laba kursi.
Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista Ergada dooraneysa labada Kursi.
Qoraal...
Magaalada Gaalkacyo oo maanta laga sameeyay howlo nadaafadeed
Maamulka degmada gaalkacyo oo muddooyinkii u danbeeyay ku howlanaaa haggaajinta bilicda magaalada gaalkacyo iyo ilaalinta nadaafada bulshada ayaa maanta bilaabay qorshe dib habaynaayo,loogu tala...
RW Rooble” Waxaan farayaa dhammaan guddiga doorashooyinka in ay ku shaqeeyaan habraacyada iyo heshiisyada...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu si dhaw ula socdo juhdiga lagu bixinaayo dhammaystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka...
Ciidamada Dowladda oo ka hortagay Qarax miino
Ciidamada xoogga dalka ayaa ka hortagay dhagar qabe ka tirsan kooxda nabad-diidka ah ee Al-shabaab oo doonayay inuu miino ku aaso deegaanka goof-guduud ee...
Ciidamada amniga oo howlgal gaar ah ka fuliyay magaalada Muqdisho
Ciidamada amniga ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Dharkenley, kaas oo ay ku beegsanayeen dadka isticmaalo waxyaabaha maanka dooriya...

NISA oo howlgal ka bilowday magaalada Dhuusamareeb
Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa 48-kii saac ee ugu dambeeyay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka bilaabay xaafadaha magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo ujeedkooda...
Ciidamada amniga oo howlgal gaar ah ka fuliyay magaalada Muqdisho
Ciidamada amniga ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay xaafado ka tirsan degmada Dharkenley, kaas oo ay ku beegsanayeen dadka isticmaalo waxyaabaha maanka dooriya...
Abaarta oo sii adkaaneysa iyo ciidamada xoogga dalka oo gurmad u sameynaya qoysaska ay...
Ciidamada xoogga dalka ayaa gurmad u fidiyay qoysaska ay saameynta ku yeesheen abaarta ka jirta deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada dalka, kuwaas oo...