Wararka Gudaha

Qaramada Midoobay oo cambaareysay qaraxii Beled weyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde

0
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii lala beegsaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Roobabkii guga oo ka curtay qeybo ka mid ah dalka

0
Roobab wanaagsan oo ah xilligga guga ayaa ka curtay meelo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya oo bilihii la soo dhaafay ay ka jireen...

Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada 4 kursi

0
Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT waxa uu shaacinayaaa qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. 1-HOP#058 2-HOP#019 3-HOP#059 4-HOP#039

Taliska Booliska gobolka Hiiraan oo sheegay inay baarayaan dadkii ku lugta lahaa qaraxyadii ka...

0
Taliyaha qeybta Booliska gobolka Hiiraan, G/sare Isaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in ciidanka booliska ay wadaan baritaanno la xiriira sidii gacanta loogu soo dhigi...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Galmudug oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal

0
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Galmudug ayaa maanta xukunno isugu jira dil iyo xabsi ciidan ku ridday Askar ka tirsanayd Ciidamada booliiska, xoogga dalka...

Salaad Roobdoon ah oo maanta laga tukaday degmada Xuddur

0
Kumanaan qof oo ka mid ah dad weynaha ku dhaqan magaalada Xuddur ee caasimadda gobolka Bakool ayaa maanta halkaasi ka oogay salaad roob doon...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qayb galay Jinaasada AUN xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u...

Taliska Booliska gobolka Hiiraan oo sheegay inay baarayaan dadkii ku lugta lahaa qaraxyadii ka...

0
Balad weyne- Taliyaha qeybta Booliska gobolka Hiiraan, G/sare Isaaq Cali Cabdulle ayaa sheegay in ciidanka booliska ay wadaan baritaanno la xiriira sidii gacanta loogu...

Faah-faahinno dheeri ah oo ka soo baxaya qaraxyadii ka dhacay Beled weyne

0
Beled weyne- Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan deggen, waxaana socda howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka dib qaraxyo is xig-xiga oo xalay...

Wasiir Beyle oo Washington kula kulmay xubno sare oo ka tirsan Waaxda Maaliyadda Mareykanka...

0
Muqdisho, Maarso 24,2022, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Mareykanka, ayaa magaalada Washington kulamo kula yeeshay masuuliyiinta ka...