Gaalkacyo:Laba boqol oo agoon ah oo maanta helay deeq lacag ah
Qaar ka mid ah maamulka Dowlad goboleedka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey guddoonsiinta deeq lacag ah oo loogu talagalay...
Diyargarow xoogan oo loogu jiro soo dhoweynta ciidul fitriga
Diyargarow ku aadan soo dhoweynta iyo ka qeybgalka munaasabadda ciidul fitriga ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobolada dalka Soomaaliya.
Dad...
IMF oo walaac ka muujisay Kororka qiimaha cuntada iyo shiiidaalka ee Afrika
Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa ka digtay in kor u kaca qiimaha cuntada iyo tamarta ee uu kiciyay dagaalka Ukraine uu horseedi karo qalalaaso dhanka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo u hambalyeeyay Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub BFS
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hambalyo u diray guddoomiye ku-xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo...
Madaxweynaha oo u hambalyeeyay Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub BFS
Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiye Ku-xigeennada Cusub ee Golaha Shacabka oo loo kala doortay, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Marwo Sacdiya Yaasiin...
Doorashada guddoomiye ku xigeennada golaha shacabka oo maanta lagu qabanayo Muqdisho
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada guddoomiye ku xigeenka koobaad ee golaha shacabka Soomaaliya iyo ku xigeenka...
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka April 28, 2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
Sheekh Aadan Madoobe oo ku guuleystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ku guuleystay af-hayeenka golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS. Doorashadda oo la isla gaaray wareegga labaad...
Wareegga koowaad ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo so idlaatay
Waxaa soo dhammaaday wareegga koowaad ee dooraahadsa Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS. 7 musharax ayaa ku tartamayey af-hayeenka golaha shacabka, waxaana codeeyey 240 mudane.
Guddoomiyaha...
Guddoomiyaha KMG ee Golaha shacabka oo sheegay inaysan codeynin 17 xildhibaan
Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 4-aad ee golaha shacabka ayaa hada ka furmay xarunta Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.
Hab-dhowraha BJFS Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Xasan Nuux, ayaa dhaariyay...