ILAALI XUQUUQDA DADKA KALE SI LOO ILAALIYO XUQUUQDAADA
Xuquuqda aadanaha waa damaanad qaad sharuucda caalami ah ee lagu difaacayo lahaansha qof, kooxo ama guud ahaan aadanaha ku nool dunida gaar ahaan dadka...
BOGGA DHACDOOYINKA GXX101 EE 13-KA FEB 2023 ...
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF, ayaa ku dhawaaqday in magaalada Berbera ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, ay ku...
SAAMEYNTA TABAN AY KHAWAARIJTA BULSHADA KU DHEX YEESHEEN!
Tan iyo markii ay dalka ka bilowdeen ururka diinteena suuban ka been abuurtay ee Khawaarijta, waxay gabood-falo guracan ka geysteen dalkeenna magaalo iyo miyiba.
Cabsi...
TAABAGELINTA NABADDA WAA FIKIR ISKU TASHI AH
Ummad kasta marka ya fekeraan oo ay gartaan waxa ka maqan Meesha ay jiraan si loo helo baadida maqan waxay qorsheeyaan ama meel isla...
DHARKA CUSUB OO AAN LEYSKA MAYRIN IYO MAKE UP-KUBA BADANAA WAXAA LAGA QAADAA CUDURRO...
Way adag tahay inaad iska caabbiso xirashada dhar cusub oo aad imika uun soo iibsatay, laakiin dhakhaatiirta cudurrada maqaarku waxay inoo sheegayaan khatarta ay...
Khawaariijta oo looga adkaaday dagaalka fikirka (WARBIXIN)
Dowladda Soomaaliya ayaa maarkii ay xilka la wareegtay muddo haatan laga joogo muddo 7-bilood ah, ayaa durba Iclaamisay in dagaal lagu qaado Kooxda Maleeshiyaadka...
Madaxweyne JFS oo magaalada Rooma kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Talyaaniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa la kulmay...
Madaxweyne Xasan Sheikh ”Waa in loo Midoobo Ciribtirka Argagixisada si loo xaqiijiyo Duni Nabdoon.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka...
Wasiirka Beeraha XFS oo Adis Ababa uga qeyb galay shir ku saabsan sugnaanta cuntada...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow oo weheliyo ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha bini-adanimada Cabdiraxmaan...
Ciidamada qaranka oo ka hortagay weerar Khawaarijtu ay ku qaadeen degmada Afmadow
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saaka Maleeshiyaadka Khawaarijtu ku qaadeen xarumaha Ciidanka Xooggu ku leeyihiin degmada Afmadow ee gobolka Jubbada...










