Wararka Gudaha

Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka oo si habsami leh uga socda xarumaha hay’addaha Dowladda

0
Waxaa si habsami leh xarruumaha Dowladda uga socda Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka, si loo dardar galiyo isla xisaabtanka shaqada iyo shaqaalaha. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada...

Madaxweynaha Galmudug oo heshiis la saxiixday ku xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa heshiis la saxiixday ku simaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Anita Kiki. Munaasabadda...

Golaha Aqalka sare oo loo gudbiyey laba hindise sharciyeed

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa...

Wasaaradda ganacsiga XFS oo hirgelinaysa Xarunta Mideynta Adeegyada dawladda

0
-Ku simaha Wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Cisman Maxamed Cabdi (Daallo) oo maanta shir guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan abaaraha oo ka qayb galay kulan...

0
Addis ababa- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qeyb galay kulan xal loogu...

Guddoomiyaha Hay’adda SOMDA oo la kulmay madax ka socota Hay’adda UNDP

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin ayaa maanta kulan la qaatay madax ka socota Hay’adda UNDP. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iyo wada-shaqeynta Hay’adda...

0
Sharci Lr. ________ ee _________________________ SHARCIGA MAARAYNTA MAALIYADDA GUUD   QAYBTA 1AAD QODOBADDA GUUD Qodobka 1aad Magaca, Ujeeddada iyo Baaxadda   Sharcigan waxaa loogu yeerayaa Sharciga...

SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO

0
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...

QISADII NABI HUUD (CS) IYO CANAADKII REER CAAD MAXAA XIGAY? (QEYBTA 1-AAD)

0
1- Nuux ka dib. Ilaaheey ha barakeeyo Duriyaddii Nuux, Dhulka ayeyku faafeen,waxaana ka mid ah, Qoom la yiraahdo Caad. Haddaba reer Caad waxay ahaayeen Niman...

ISIR IYO ISLAAM NACEEBKA OO KU SII KORDHAAYO WADAMADA REER GALBEEDKA.

0
Inkastoo qarnigii tobnaad iyo wixii kadanbeeyey si caadi ah ay dunida oga jirtay is adoonsi iyo in laga ganacsado dadka adoomadah . Sanadkii 1884kii ingiriiska...