Wararka Gudaha

SHEEKADII AW-MURIIDI IYO QISADII UU KALA KULMAY ODAY DHAQAMEEDKIISA

0
Waxay aheyd subax roob badan uu ku hooray waddooyinka Muqdisho uuna ka dhigay biyo qulqulaya , kuwo meel fariistay oo aan laga mari Karin...

SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 5-AAD)

0
Xaaskii hadalkii ama taladii inta ka kala firdheen bay dhannaba joogi la’dahay. Way garwaaqsiisanayd inay dambi gashay, inkastooy qof kibir iyo talo xumo u...

KIRADA GURYAHA IYO GOOBAHA GANACSIGA OO QIIMAHOODU SARREEYO

0
Tobankii sano ee ugu danbeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay kor u kac ku yimid kirada oo halkii awal ka ahaan jirtay qolkii $50/=...

DHOOFINTA LIIMO DHANAANTA LA QALLAJIYEY.

0
Dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu  ku salaysan yahay ama ku tiirsan yahay waxyaabo fara badan, ayadoo ay ugu horayso nimcooyinka uu Ilaahay ina  siiyay waddanka...

SAAMAYNTA HALKU-DHIGGII MADAXWEYNAHA GUDAHA IYO DIBADDABA!!

0
Waxaan shaki ku jirin halku dhiggii Madaxweyne Xasan Sheekh  ee ahaa “Soomaali Heshiis ah Dunidana Heshiis la ah” uu Gudaha Dalka iyo dibadiisaba ka hirgalay,...

KU KAADINTA SAMSAMKA!.

0
Waxuu wariyay Ibnul-Jawsi dhacdo ka dhacday xajka xilligiisi, waxuu sheegay in xilli ay xujayda dawaafayeen kacbada, qaarna ay biyo ka darsanayeen ceelka Samsamka, uu...

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka oo Muqdisho soo gaarsiisay dad ku dhaawacmay dagaal ka dhacay Laascaanood

0
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka  Qaranka ayaa Caawa Muqdisho soo gaarsiisay markale Qaar kamid ah dadkii dhawacyada culus ka soo gareen dagaalka lixdii maalmood ee la...

18 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab oo lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

0
In ka badan 18 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeyb galay barnaamijka Dood-furan oo looga hadlay tayeynta Waxbarashada...

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare  Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ka go’antahay tayeynta Waxbarashada dalka iyo si siman...

Golaha Shacabka oo loo qeybiyay hindise sharciyeedyo dhowr ah

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa shir Guddoomiyay kalfadhiga 2-aad kulankiisa 17-aad ee Golaha...