Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xafiiska waaxda Dad-dhigista ee degmooyinka qeybta galbeed...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka dhinaca Qeybta Galbeed...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay hawlgallada dalka looga xoreynayo khawaariijta

0
Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu faahfaahin  ka bixiyey howlgallada ka socda...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furtay shirka Dib u eegista iyo Baahinta Maaliyadeed...

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku daahfurtay caasimadda Muqdisho Dib u eegista iyo Dhamaystirka  Qaab Dhismeedka...

Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Jowhar

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle  Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO-FAAY (QEYBTA 30-AAD)

0
Hadda marxalad aan yarayn, miisaanna fududayn bay is barashadoodii ka tallawday. Waqtigu waa xiimayaa. Bil baa dhammaatay. Mid kalaa ka daba tagtay. Tii saddexaad...

DHOOFINTA LIIMO DHANAANTA LA QALLAJIYEY.

0
Dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu  ku salaysan yahay ama ku tiirsan yahay waxyaabo fara badan, ayadoo ay ugu horayso nimcooyinka uu Ilaahay ina  siiyay waddanka...

Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Jowhar

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale...

13-KA FEBERAAYO WAA MAALINTA CAALAMIGA AH EE UNESCO U AQOONSATAY IN LA XUSO RAADIYAHA...

0
Maalinta caalamiga ah ee Raadiyaha Adduunka waxaa loo asteeyay 13-ka February sanad walba markii ay isku raaceen wadamada ku jira Hey’adda UNESCO 2011-kii, waxaana...

BOGGA WARARKA DIBADDA GXX101 EE 2023 ...

0
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay lacag badan ku bixiyaan gurmadka loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii ka...

Ciidamada Boliiska oo gacanta ku dhigay burcad hubeysan

0
Ciidanka Booliska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo qabtay labo kamid ah burcad hubaysan oo qori AK47 ah ku dhacayay goobo ganacsi oo...