Wararka Gudaha

R/W Xamse oo kulan la yeeshay Wasiirka Waxbarashada XFS oo ay wehliyaan Wasiirrada Waxbarashada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabduqaadir...

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS oo dowladda Turkiga ugu tacsiyeeyay dadkii ku dhintay dhulgariirkii...

0
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS...

Shirka golaha wasiirradda Galmudug oo looga hadlay xasillinta deegaanadii laga xorreeyay Khawaarijta

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirrada ee Dowladda Galmudug oo maanta ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada...

Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo kulan kula yeeshay magaalada Nairobi dhiggiisa dalka Kenya

0
Nairobi- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo booqasho ku tagay xafiiska xeer ilaalinta guud ee dalka Kenya ayaa waxaa halkaasu...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa u tacsiyeeyay dowladda...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General  Sulub Axmed Firin ayaa kulan Tacsi ah ugu tagay Safarada Dowladda Turkiga ay ku leedahay Magalada Muqdisho si uu...

RW Xamse oo uga tacsiyeeyay dowladda Turkiga dadkii ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay Turkiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane  Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan...

0
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna...

Mashruuc gargaar cunt degdeg ah oo loogu talagalay dadka abaaruhu Saameeyeen oo Muqdisho laga...

0
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, hay’adda WFP, Safaaraddaha boqortooyada Saudi Arabia iyo Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u daah-furay Mashruuc gargaar cunto...

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo xarriga ka jaray xafiiska guddoonka waxaana uu dhagax dhigay xafiisyada...

0
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray xafiiska guddoonka islamarkaana...

Maamulka gobolka Banaadir oo qabtay kulan loogu ducaynayo dadkii ku geeryooday musiibadii ka dhacday...

0
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Duco iyo barordiiq ugu qabtay dadkii ku geeriyooday waxyeeladii...