Wararka Gudaha

Qaramada Midoobay oo ka digtay halis macluul oo ay wajahayaan dadka Bariga Afrika

0
ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha bini’aadantinimada iyo isku duwaha gargaarka degdega ah, Martin Griffiths, ayaa ka digay in laba milyan oo...

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka FS oo lagu doortay Jowhar

0
Murashax Mohamed Adan Daahir ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#135 ee BFS oo doorashadiisa ka qabsoontay Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Sidoo...

Xafiiska Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka oo joojiyey galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga

0
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta...

Guddiga qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha oo doortay guddoomiye iyo ku xigeen

0
Senator Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa ku guulaystay Xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ah ee qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha. Xildhibaan, Maxamed Axmed beerreey oo la tartamayay guddoomiyaha...

Guddoomiye Shacbaan oo furay kulanka Guddiga ka shaqaynaya doorashada Madaxwaynaha

0
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa furay kulankii ugu horreeyay Guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya...

Wasaaradda warfaafinta oo ka digtay barnaamijka ay waddo Somali debates

0
Wasaaradda wafraafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa ka digtay inay barnaamij dood ah oo ku saabsan doorashooyinka ku qabato magaalada Muqdisho kooxda la baxday...

Wasiir Dubbe oo Addis ababa kula kulmay madax ka tirsan dowladda Itoobiya

0
Addis ababa- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cismaan Abokar Dubbe ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo xiriirka gobolka ee...

Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare oo kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare ee BFS Cali Shacbaan ibraahim oo xafiiskiisa Aqalka Sare kulan kula qaatay Safiirka Dowladda talyaaniga u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Saraakiisha ATMIS kala hadlay Amniga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe ayaa kulan la qaatay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta u...

Xubnaha qaban qaabada doorashada madaxweynaha oo la magacaabay

0
Kulan ay goor dhow yeesheen Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur...