Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweyay Jowhar

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu...

Maraykanka oo ka digay weerarro cusub oo lala beegsado Garoonka Diyaaradaha Kabul

0
Dowlada Britain ayaa soo gabo gabeesay daadgureynta muwaadiniinteeda ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan. Ciidamo badan...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah-furtay kulan lagu ansixinayo shaqada Xafiiska WFP ee Soomaaliya

0
Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha (XFS) ayaa maanta daah-furtay Kulan lagu ansixinayey qorshaha istiraatijiyadeed ama shaqo  ee Hey’adda cuntada Aduunka ee ( WFP...

Gabdhihii ugu horeeyey ee ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Haramcad oo tababar loo soo...

0
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay ee hablo...

Talyaaniga oo badbaadiyay 539 qof oo tahriibayaal ah

0
Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah oo ku sii jeeday jasiiradda Lampedusa. Kooxaha badbaadiyaasha  ayaa sheegay...

Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee Qurbo joogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Dh/mareeb

0
Shirkan oo ay soo qaban qaabisey Wasaaradda arimaha dibada iyo iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, ayay ujeedadiisu aheyd sidii Galmudug qayb uga noqon laheyd...

Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisul wasaaraha Israa’il oo kulan ku yeeshay aqalka cad

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku soo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha Israa’il Naftali Bennett Aqalka Cad Jimcihii si ay uga wada hadlaan horumarka labada dhinac...

Mareykanka oo duqeyn la beegsaday shaqsiyaad ka mid ah Daacishta Afganistaan

0
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay weerar dhanka cirka ah ka fulisay Bariga Afghanistan,kaas oo lala beegsatay abaabulayaan  xiriir la leh koox Daacish, maalin...

Danjire Cawaale Cali Kullane oo ka qayb galay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo...

0
Shirkan oo ujeedkiisu ahaa in dib-u -eegis lagu sameeyo iyo in kor loo qaado iskaashiga ka dhexeeya dalka Vietnam iyo wadamada  Afrika ayaa waxaa...

Xuska maalinta Qaran ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

0
Xuska maalinta caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha ayaa ah mid  bulshada looga wacyi gelinaayo  ilaaalinta  iyo dhowrista Xuquuqda Aadanha  iyo in la joojiyo xadgudubyada ka...