Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas waxaa ku soo...

Madaxweynaha jubbaland oo magacaabay guddiga gurmadka fatahaada ku dhufatay degmada Baardheere

0
:-Kadib Fatahaada ka dhacay Degmada Baardheere taa oo galaafatay naf iyo maal, isla markana u baahan gurmad deg deg ah oo lala gaaro dadka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daah-furay Adeegga Isku Xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Daah-furay hirgelinta Adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo suurtagelinaysa in ay is wici karaan...

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Hay’addaha Amniga iyo gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi oo...

Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay howlgal ka dhacay degmada Ruun-nirgood

0
Kooxda Khawaarijta ayaa Jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay degmada  Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe. Wariyaha warbaahinta qaranka, Cusmaan Aadan  oo ku sugan gobolka...

Dalal kamid ah Yurub oo qorsheynaya inay iska difaacaan khatarta Ruusha ee xagga...

0
Taliyeyaasha ciidamada cirka ee Sweden, Norway, Finland iyo Denmark ayaa sheegay inay saxiixeen warqad ay ku doonayaan inay ku abuuraan difaac midaysan oo waqooyiga...

Khawaariijta oo dhexdooda iska dilay 43 xubnood

0
Kooxaha khawariijta ee Al-shabaab iyo daacish ayaa bilaaabay in ay isku qaadaan weeraro joogta sida ay xog ku ogaatay warbaahinta qaranka oo isha ku...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo kulan la qaatay guddoomiyeyaasha maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka Gobalka Banaadir oo uu kala hadlay dhaqan-gelinta Xeer-nidaamiyaha...

Wasaaradda ganacsiga oo soo bandhigtay hindise sharciyeedka tartanka xorta ah

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa Wasaaradda, waxaana uu warbixino la xiriira hawlaha...

Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan...

0
Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan 3000 oo khawaariij ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqijiisay in hawlgalada...