Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Madax ka socotay hay’adda qaxootiga aduunka...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka oo ay wheliyaan Guddoomiye ku xigeenka hay’adda iyo Madax kale oo ka tirsan hay’adda ayaa kulan la yeeshay . kulankaan...

Farriin digniin ah oo ku socota Deeganada uu maro Wabiga Shabeelle (WARBIXIN)

0
Inta aan u guda galin dulucda Warbixinta aan yara jaleecnno taariikhda Degmada Baardheere, Magaalada Baardheere waa magaalo aad u fac weyn waxay oo ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dhiirri-geliyey Maalgashiga Warshadaha iyo Wax-soosaarka dalka

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee nooceeda ah ee ganacsato...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo booqday xarunta Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka.

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta booqday Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ee Qaranka. Somali Disaster Management Agency (SoDMA). Guddoomiyaha Hay’adda Mudane....

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska oo kulan aminga looga hadlayo...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Taliyaha...

Dowladda Soomaaliya oo dib u howl-gelisay isbitaalka degmada Aadan-yabaal

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u howl-gelisay isbitaalka degmada Aadan-yabaal kadib sanado badan oo Khawaarijta Al-shabaab ay xireen. Isbitaalka ayaa waxaa la hirgaliyay 1955, waxaana...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Hay’adda UNHCR

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee Qaramada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Aadan yabaal “Sawirro”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka...

Puntland oo xukun dil ah ku riday 10 katirsan Khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan inay katirsan  yihiin kooxda...

Tunisia :dad tahriibayaal ah oo ku dhintay shilalkii u dambeeyay ee ka dhaca badda

0
Ugu yaraan 19 qof oo isugu jira qaxooti iyo tahriibayaal ka yimid dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika ayaa ku qaraqmay xeebaha Tunisia xilli...