Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxa hay’ada EUCAPSOM
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Sareeye Guuto.Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’ada EUCAPSOM Mr Kauko AALTOMAA, Dania Cossa,Madaxa howlaha iyo oo ah...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Itoobiya ahna Wasiirka arrimaha...
Addis Ababa:- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaaliya Mudane Absher Cumar Jaamac ayaa magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya kula kulmay...
INTII LA DHIIRIGELIN LAHAA MIYAA LA DILAYAA? WARBIXIN
Dalka Soomaaliya waxay dhallinyarada ka yihiin 70% bulshada waana cududa ugu badan badan ee kaalin ka qaadan karta horumarka dalka Soomaaliya oo soo maray...
WIXII CAQLI LAHOOW KHAWAARIJ ISAGA SOO BAXA!!
Guud ahaan wahaabiyada iyo gaar ahaan kooxaha hubaysan ee ay Khawaarijta Ashabaab ka mid yihiin waxa ay bulshada soomaaliyeed u hayaan su’aalo badan,
Waase haddii...
DHIBAATADA QABYAALADDA AY LEEDAHAY.
Waxaa muhiim ah inaanu kala fahamno Qabiilka iyo Qabyaaladda, Qabiilku waa wax laguugu garanaayo ruuxa aad adigu tahay iyo isir ahaan halka aad ka...
Ciidamada xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaannada Iji iyo Afcad
Hiiraan:- Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa wada howlgallo looga sifaynayo maleeshiyada khawaarijta ee ku dhumaalaysanaya deegaanno...
Madaxweyne Galmudug oo ka qeyb-galay munaasabad lagu caleema sarayay maamulka cusub ee degmada Guriceel
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa degmada Guriceel kaga qeyb galay munaasabad lagu caleema sarayay maamulka cusub ee Degmada oo dhawaan...
Wasiirka Qorshaynta XFS oo ka qayb galay shirweynaha dowladaha adduunka
Dubai- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa ka qayb galay Shirwaynaha Dowladdaha Adduunka ee 2023...
Ciidanka xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo howlgal ka wada koonfurta Mudug
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa maalintii 4aad howlgal ka dhan ah Khawaarijta Al-shabab oo looga sifeynayo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan ka wada...










