Maamulka Gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha laamaha ammaanka oo ka wada hadlay xoojinta nabadgelyada Caasimadda
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa kulan gaar ah oo ku...
Ciidanka xoogga oo gacanta ku dhigay horjoogihii qaraxyada ee kooxda khawaariijta u qaabilsanaa gobolka...
Madaxii qaraxyada kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa gobolka Mudug Salmaan Daadir ayaa saaka ciidanka qaranka ku qabteen Aagga Camaara isagoo maleegayay dhagar uu rabay inuu...
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay xarunta Xirfadda Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis
Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane, Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa dhagax-dhigay xarunta Xirfadda Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis.
Munaasabada Dhagax-dhigga...
Shirka guddoomiyeyaasha baarlamaanka Carabta oo lagu soo gabagabeeyay Qaahira
-Waxaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar lagu soo gabagabeeyay shirka shanaad ee guddoomiyeyaasha Baarlamaanka dalalka Carabta.
Shirka ayaa waxaa shir guddoomiyay, guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta,Caadil...
Taliyaha ciidanka Booliska oo wax ka adeegga dadweynaha ee uu bixiyo hoggaanka barista dembiyada...
-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer u kuurgelid ah ku tagay xarunta Hoggaanka Baarista Dembiyada ee CID-da, halkaas oo...
Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo ku sugan dalka Imaaraatka Carabta ayaa booqday Safaaradda...
Dubai-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayo oo magaalada Dubai ee Isutagga Imaaraatka Carabta...
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo dood adag ka yeeshay labo sharci oo muhiim ah
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 18-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay howlgaladda lagu ciribtirayo khawaarijta
Nairobi- Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya.
Shirkaan...
Wafdi Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo ka qayb galay shirka Baarlamaannada Carabta
Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka koobnaa Senator Cabdixakiim macalim Axmed, Senator Abdi Osman Xareed iyo...
Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo qaabilay Sii hayaha Safaaradda Shiinaha
Xoghayaha Joogtada ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda , Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Dadka...










