Wasiiru-dowlaha qorsheynta oo booqday xarunta hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka
Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Booqday xarunta dhexe ee hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo safaradda sacuudiga kala wareegay Deeq
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Safaaradda Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ee Muqdisho kala wareegay Deeq Mucaawino...
Howlgal amniga lagu xaqiijinayo oo laga sameeyay deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo lagu ciribtirayo Khawaarijta ka wada dhulka miyiga ah ee dhaca hareeraha deegaanka...
Ciidanka xoogga oo bur-buriyay fariisimo ay khawaarijtu si dhuumaaleysi ah u imaan jirtay ee...
Cidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso degaannada Buuloburde...
Khawaarijta oo bilaabay in hubkoodii ay ku wareejiyaan beellaha kadib markii ay xaqiijiyeen in...
Kooxda khawaarijta oo mudda dheer dhibaata ku hayay shacabka soomaaaliyeed ayaa hadda wajahayo bur bur iyo quus kadib markii ay kaladi waayeen geesiyaasha xoogga...
Ciidanka xoogga iyo kuwa Deegaanka oo howlgallo kawada Deegaanada dhaca Koofurta gobolka Hiiraan
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno katirsan gobolka Hiiraan halkaa oo ay firxadka khawaarijtu ku dhuumaleysanayaan.
Howlgalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shir deg deg ah oo ay yeesheen Madaxda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo...
Ciidamada Xoogga oo la wareegay deegaanka Dahar Faqay oo hoostaga Degmada Ceeldheer
Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa gacanta ku Dhigay Deegaanka Dahar Faqay oo hoostaga Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud.
Ciidamada ayaa goobta ku dilay...
Ciidamada oo burburiyay fariisimo ay khawaarijta ku lahayd tuulooyin hoostaga Budbud
Ciidamada xoogga dalka iyo xooggaga Deegaanka ayaa maanta burburiyay fariisimo Khawaarijtu kaga sugnaayeen tuulooyin hoos taga magaalada Budbud ee gobolka Galgaduud.
Howgalka waxaa qeyb ka...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya u fadhiya...










