Wararka Gudaha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid. Kulanka...

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo Safaaradda JFS ee Addis Ababa ku Casumay Daah furka mashruuca...

0
Addis Ababa- Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia Dr Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah ugu casumay safaaradda JFS ee Addis Ababa munaasabad lagu daah-furayey ama...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo furay shir wadatashi ah oo looga hadlaayey Wadahadalka...

0
Baydhabo- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aada, ayaa maanta furay kulan wada-tashi ah oo loogga hadlaayey Wada-hadalka Dawladda...

Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta ee Maamulka  Puntland. Madaxweynaha ayaa ka dhegaystay...

Wasaaradda Waxabarshada Soomaaliya oo soo gaba-gabeeysay Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad-dugsiyeedka 2021-2022

0
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si Siman loogu qaaday xarumaha...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay wafdi ka Scoday Dowladda...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim iyo Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa kulan la qaatay wafdi ka Scoday...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Sheikh Aadan Maxamed Nur Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay...

Wasiirka Wasaaradda gar-gaarka Hirshabelle oo kormeeray Xeryaha Barakacayaasha Gobolka Hiiraan

0
Wasiirka Wasaaradda gar-gaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Dowlad gobaleedka Hirshabelle, Cabdi Mahad Qoorgaab oo ay wehliyaan Xildhibaano iyo Saraakiisha Hay’adaha ka howlgala Gobalka Hiiraan ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
Nairobi- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta booqday Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya. Guddoomiyaha ayaa Safaarada waxaa...

Agasimaha Wasaaradda Gadiidka iyo Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka oo ka wada hadlay xoojinta shaqada

0
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada ee XFS Cali Gacal Gaabow ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudomiyaha Gudiga Shaqaalaha (Rayidka) Dawlada Xasan Abshirow...