Golaha Shacabka oo berri Codka kalsoonida u qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban.
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta berri ah uu jiro Kulan-weynihii Golaha, kaasi oo ka qabsoomi doono xarunta Villa Hargeysa.
Ujendaha...
Ciidanka Danab oo howlgal ku qabtay xubno ka tirsan Argagixisada
Ciidanka kumaandooska Danab XDS Gaar ahaan Hurinta Gaadiidka Gaashaman ee MU ayaa Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyey deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Hawlgalkan ayaa...
Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta laga helay COVID-19.
Xaaladda caafimaad ee Madaxwaynaha JFS ayaa ah mid fiican isaga oo aan dareemayn wax qandho ah iyo dhammaan calaamadaha xanuunka tan iyo markii laga...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar shaqo oo maalmihii la...
Maxkamadda Ciidamada qeybta 27-aad oo dhageysatay dacwado loo heystay10-Eedeysaneyaal
Maamulka maxkamada darajada 1aad ee ciidanka Qalabka sida qeybta 27aad ayaa bilowday dhageysiga dacwad loo heystay 10 eedeysane oo lagu soo qabtay falal kala...
Ergey ka socda Dowladda FS oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Xoghayaha Guud ee Ururka...
Ergeyga Dowladda FS u qaabilsan ururka Iskashiga wadmada Islaamka(OIC) Dr.Ibraahin Aadan Muuse,ayaa waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Dr.Xuseen Ibraahin Taah oo ah Xoghayaha Guud ee...
Madaxweynaha Puntland oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada
Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo...
Golaha Wasiirada Jubbaland oo degmooyin u ansixiyay Dhoobley iyo Buurdhuubo
Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubbaland oo todobaadkan markiisii ugu horeysay...
ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey...
ku-simaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka...
Ciidanka Danab iyo Nabad Sugidda Jubaland oo jab xooggan gaarsiiyey Argagixisadda Al-shabaab
Ciidanka kamandooska Danab ururka 5-aad ee guutada 16-aad oo ay is kaashanayaan Ciidanka Nabad sugidda Jubaland ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegamada galbeedka magaalada...