Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir (Cumar Filish) yaa ka qeyb galay munaabada Ubax dhiga xuska 26-ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaabada Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo...

Xuska maalinta xoriyadda ee Gobolada Woqooyi (26-ka june)

0
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna qiimahaasi ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo ku aadan 26-ka juun u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda...

Guddoomiye Aadan Madoobe” 26-ka Juun, waxay shacabka Soomaaliyeed u tahay maalin weyn,”

0
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 26‐ ka Juun, oo...

Fariinta madaxweyne Xasan Sheikh ee Xuska todobaadka Xorriyadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska Todobaadka Xorriyadda.

Madaxda maamul goboleedyada dalka oo hambalyo ku aadan xuska 26-ka Juun u diray shacabka...

0
Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 26-ka Juun iyo guud ahaan xuska todobaadka xorriyadda dalka. Madaxweynayaasha Koonfur...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka oo Kormeerey Xarunta Guud ee Dalada Isku xirka Dugsiyada...

0
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Ali Gaal Gabow iyo Taliyaha Qeybta Nabadgelyada Wadooyinka Ee Taraafiko Mudane...

Aqalka sare oo ansixiyay guddiyada golaha

0
Golaha Aqalka sare oo maanta kulan isugu yimid ayaa ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban 8-guddi. Guddoomiyaha golaha Aqalka sare Senator Cabdi Xaashi...

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku bogaadiyay golaha shacabka ansixinta Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...

Xuska munaasabadda maalmaha xorriyadda ee 26-ka juun iyo 1-da Luulyo oo dalka si weyn...

0
Todobaadka maalmaha Xorriyadda dalka Soomaaliya oo si weyn looga dareemayo guud ahaan gobolada dalka, iyada oo goobaha lagu dalxiis tago lagu xardhay Calanka. Waxaa lagu...