Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Arrimaha Beni-aadannimada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada...

Kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab oo weerarro dhuumalaysi ah ka geystay Galguduud

0
Galguduud- Wararka ka imaanaya Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka geystay Weeraro dhuumaalaysi ah iyadoo bartilmaameedsanaya Ateenooyinka shirkadaha isgaarsiinta,Baraagaha...

Qaramada Midoobay oo maanta booqanaya xarunta tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

0
Kormeerayaasha Qaramada Midoobay ayaa manta lagu wadaa in ay booqdaan warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia oo ay gacanta ku hayaan  ciidamada  Ruushku. Kormeerasyaasha ayaa doonaya...

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmad abaaraha oo dhambaal gaarsiiyay dowladda Qatar.

0
𝐃𝐎𝐗𝐀- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta dhambaal uu ka...

Wasiirka Difaaaca Soomaaliya oo kulan la qaatay saraakiil ka tirsan midowga yurub iyo Midowga...

0
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan midowga yurub iyo AU, waxaana looga hadlay kulankaasi dar-dargelinta howlaha...

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee XFS oo kulan la yeeshay Guddiga Garsoorka iyo Awqaafta...

0
Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimha diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sh. Mukhtar Roobow Cali oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif...

Ra’iisul Wasaare Hamza oo la kulmay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Abdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada hadleen wadashaqeynta...

Dagaal u dhexeeya Ciidamada degaanka iyo maleeshiyaadka Al-shabaab oo ka dhacay Galbeedka Beled weyne

0
Wararka ka imaanayo degaanka Ceel-Cadde oo qiyaastii 70-Km dhinaca Galbeed kaxiga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ay ku dagaalameen...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo daah furay shirka Wadatashiga Wasaaradda iyo Dib-u-heshiisiinta iyo Odayaasha...

0
Wasaaradda Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta daah furay Shirka Wadatashiga Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay la taliyaha Ra’iisul wasaaraha dhinaca Amniga

0
Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay La taliyaha Ra'iisul wasaaraha dhinaca Arrimaha Amniga Mudane Kamal Guutaale. kulankan ayaa loogu...