Wararka Gudaha

Xubno ka tirsana Khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka Galmudug

0
Labo xubnood oo ka tirsan khawaarijta ayaa isu soo dhiibay ciidmada Daraawiishta Galmudug ee ku sugan magaalada Bacadweyne ee koonfurta gobolka Mudug. Labada xubnood ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ergayga gaarka ee xasillinta iyo Ilaalinta rayidka ee goobaha...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay mudane Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan xasillinta iyo...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya HE. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee SMA. Wasiirka...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar gaarsiiyay magaalada Masagawaa oo dhowaan laga xorreeyay Khawaarijta

0
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Boqolaal Shacab ah waxa ay Gargaar ugu qeybisay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud oo bilooyin ka...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo la kulmay safiirka Imaaraadka carabta

0
Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Ahmed...

5-dhibaato oo Khawaarijta ay ku haayaan dadka ku nool deegaannada fara ku tiriska ee...

0
Muqdisho :- Tan iyo soo ifabixii Khawaarijta Al-shabaab waxay hareeraha ku wateen dhibaatooyinka ay u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed. Haddaba waxaan si gaar ah u iftiimin...

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegey Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB)

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Xarunta Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB), halkaas oo uu taliyahu kula kulmay hoggaanka xaruntaas. Taliyaha ayaa...

Aabe iyo Wiilkiisa oo ku geeriyooday dab ka kacay Kaalin shidaal oo ku taalo...

0
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Dabka ayaa sababay khasaaro isugu...

HOURMAR GANACSI MASAMEYN SHACABKA KU NOOL CAASIMADDA?

0
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waa magaalo inta badan dadka Ku nool lagu qayaasi tiro ahaan in ay dhan yihiin 3-4 Malyon oo ruux...

BOGGA QUBANAHA KHAWAARIIJ CIIDAMADA PUNTLAND OO BURBURIYEY XARUMO AY KU DHUUMAALAYSANAYEEN...

0
Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka Onkod ayaa lagu yiri. “Ururka...