Wararka Gudaha

WAQTIGA IYO MASAAFADU MA KALA GOOYAAN SAAXIIBADA DHABTA AH SIDA SHIINAHA IYO SOOMAALIYA

0
Konton sanno ka hor maanta oo kale, dalka Shiinuhu waxa uu dib u soo ceshaday booskiisii xaqa ahaa ee Qaramada Midoobay.Soomaalidu waxa ay ugu...

NADAAFADDU WAA BILICDA MAGAALADA IYO NOLOSHA DADKA

0
Iimaanku waa shay aan la fahmi Karin Meesha uu ku jiro iyo xubinta uu la fadhiyo muuqaal ahaan laakin waa sheyga la taliya hawada...

MAXAA LOO TIRIN KARAA JAAMKA AMA CIRIIRIGA KU SOO KORDHAY WADDOOYINKA MUQDISHO

0
Ciriiri aad  u daran ayaa ka jira waddooyinka magaalada Muqdisho qofka shaqada u soo kallahana uma suurta galeyso in waqtigii uu rabay uu ku gaaro shaqadiisa. Waddooyinka...

MAXAA KALA SOCOTAA QIIMAHA GAASKA CUNTADA LAGU KARSADO.

0
Soomaaliya marka la joogo xiliyada Doorashada badanaa waxaa Sara u kaca maciishadda Raashinka, Saliidda, Shidaalka baaabuurta isticmaalaan, Gaaska cuntada lagu karsado iyo  waxyaabo badan...

NAFLACAARIGA KHAWAARIIJTA OO SI TEEL TEEL AH U SOO GELAYA MAGAALOOYINKA DALKA

0
Ka dib markii looga awood roonaaday dhulkii iyo goobahii ay muddada dheer ay xaaranta ku haysteen oo ay ku amar kutaagleynayeen ayaa hadda iyagoo...

Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo...

0
Sanado badan war iyo wacaal midna uma haynin waxa ka socda dunida, Bulshada Aadan-Yabaal iyo deegaannada kale ee kooxda Khawaarijta ah laga xoreeyay iyo...

Khawaarijta oo dab qabadsiiyay Guryo ay Dad shacab ah lahaayeen

0
-Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug Ujeedka khawaarijta ay u arintaa ka leedahay...

Ciidanka Boliiska oo soo bandhigay rag ku eedeysan burcadnimo

0
-Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib  gacanta kusoo dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waaberi ee Gobalka...

Ra’iisul Wasaare Xamse “Waxaan rajeyneynaa Soomaaliya oo ka xarowday deyn, Al-shabaab iyo xasillooni darro...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii howlgalkii...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo magacaabay ergayga arrimaha Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada...