Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo kormeeray xarunta Hay’adda maareynta musiiboyinka
Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan JaamacTaqal Cabaas ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta mudane...
Khawaarijta oo dab qabadsiiyay Guryo ay Dad shacab ah lahaayeen
Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug
Ujeedka khawaarijta ay u arintaa ka leedahay...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka
Muqdisho, Abril 02 2023--Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG...
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay Barakacayaasha ku nool gobolka Banaadir
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo kaashanaysa hay’adda Cuman Charity, ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 950 qoys oo ku kala nool degmooyinka Cabdicasiis,...
KHAWAARIIJTU MAXAY KU DOOR BIDEEN INAY SOOMAALIYA GABBAAD KA DHIGTAAN?
Khawaariijtu waa kuwa ilaahey ku been abuurtay rasuulkiisana la dagaalay asxaabtii nabigeennana laayay sida qulufaa’u raashidiintii, way soo bixi jireen laakiin walala dagaali jiray...
SUUGAANTA RAMADAANKA.
Xiddigaha Geeska
Suugaanta casriga ee soomaalida waxaa moosh ka ah qasiidooyin ay hal-abuurayaashu ugu talo galeen inay dadweynaha ku dhiiri-geliyaan soonka iyo ku dadaalidda waxyaabaha...
Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo...
Sanado badan war iyo wacaal midna uma haynin waxa ka socda dunida, Bulshada Aadan-Yabaal iyo deegaannada kale ee kooxda Khawaarijta ah laga xoreeyay iyo...
HIJRIYADII SAXAABADA IYO SOO DHAWEYNTII BOQOR NAJAASHIGII XABASHA (QEYBTII 4-AAD)
Aayadihii saameeyay boqorka Najaashi
Ummu Salama Waxay tiri "boqorkii Najaashi wuxuu jaleecay oo eegay Jacfar Bin Abii Dhaalib, wuxuuna ku yiri ma jiraan wax tilmaamaya...
Sanbuuska iyo soonka
Soomaalida ayaa badankooda ku howllan sameynta sanbuuska oo ka mid ah cuntooyinka fudud ee lagu afuro, waa shey sameyskiisa laga maro dhibaato badan, inta...










