Wararka Gudaha

Wasiirka wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo dhagax-dhigay suuq casri ah

0
Wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka shaqada Galmudug, duqa Dhuusamareeb...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyeeyay geerida boqorad Elizabeth II

0
Wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka shaqada Galmudug, duqa Dhuusamareeb...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ka tacsiyeeyay geerida boqorad Elizabeth II

0
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka tacsiyeeyay geerida boqoraddii dalka UK ee Elizabeth II oo ku dhimatay dalka Ingiriiska. Wasiirka wasaaradda...

Mareykanka oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha militari ee...

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadaha militari ee u dhaxeeya Azerbaijan iyo Armenia kadib...

Isku dhacyo Ciidan oo ka dhacay xuduudka dalalka Azerbaijan iyo Armenia

0
Wasaraadda difaaca dalka Azerbaijan ayaa sheegtay in is rasaasayn ka dhacday xuduudka labada dal iyadoo ku eedaysay in Ciidanka Armenia isku dayeen in ay...

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay safarka madaxweynaha

0
Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee XFS Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka uu madaxweynaha dalka , Xasan Sheekh Maxamuud...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAYA CALEEMA-SAARKA MADAXWEYNAHA DALKA KENYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William...

Hiiraan: Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ee XFS oo fashiliyey Miinooyiin Argagixisaddu ku Aaseen Waddooyin...

0
Ciidanka Kumaandooska Gor Gor gaar ahaan Ururka 8Aad ee XDS ayaa Howlgal Qorsheysan ku fashiliye Miinooyiin ay Nabadiidka Al-shabaab ku Aaseen Wadooyinka ay isticmalaan...

Ciidanka Dowladda oo Hawlgal qorshaysan ku burburiyey Maxkamad Beenaad Argagixisadu ku lahayd Gandarshe ilaa...

0
Ciidamada gaarka ah ee dowladda Soomaliya ayaa howlgal qorshaysan ku galay deegaano dhowr ah oo ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Gandarshe...

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada oo qaabishay wafdi ka socda waddanka Sweden

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi ayaa manta qaabishay wafdi ka socda waddanka Sweden oo uu hogaaminayo Safiirka Sweden u...