Qaabka loo Xakameyn karo faafinta Wararka Been Abuurka ah (WARBIXIN)
Waayahaan waxaa ku soo badanayay in Baraha Bushada lagu baahiyo Warar been abuur ah oo loo geysanayo Masuuliyiin, Aqoonyahanno, Culumaa’udiin iyo dad kaleba, kuwaasi...
Ciidamada amniga oo howlgal ku soo qabtay maandooriye iyo dadkii ka ganacsanaye
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Amniga kusoo bandhigeen Maandooriye iyo dadkii ka...
Ciidamada amniga oo soo bandhigay xubnno katirsan khawaarijta
Ciidamada ammaanka ayaa Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay kusoo bandhigay 10 xubnnood oo ka tirsanaa Khawaarijta.
Maleeshiyaadka isi soo dhiibay ayaa si gaar ah uga...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Sacuudiga
Riyaadh:- Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Riyaadh ee dalka Boqortooyadda Sucuudi Carabiya kula...
Madaxweyne Laftagareen oo kulan looga arrinsanayo wajiga 2-aad ee dagaalka khawaarijta la yeeshay saraakiil...
Xudur- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabilay saraakiisha guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee dalka Jarmalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga Dhaqaalaha ee dalka Jarmalka,...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah hay’adaha dowladda
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan muhiim ah oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudugu mudane Cali...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo dhaxmarta degmada Cabdicasiis
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho ka dhagax-dhigay Waddo Laami ah oo...
Guddoomiye Sheekh aadan madoobe oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda boqortooyada sacuudiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda...
Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka oo maalintii labaad galay
Shirweynaha Xakameynta Faafinta Wararka Been Abuurka iyo Saameynta Bulshada ay ku leeyihiin oo galay Maalinkii labaad.
Shirkaan ayaa shalay waxaa daahfuray Ra’iisul wasaare Xamze Cabdi...










