Saaxiibbada Soomaaliya oo soo saaray warsaxaafadeed wadajirka ah oo ku saabsan xaaladda dalka
Wakiillo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraat-ka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo furay tartanka cayaaraha degmooyinka Galmudug
Cadaado- Madaxweye ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa galabta Cadaado ka furay tartanka cayaaraha degmooyinka Galmudug oo ay ka qaybgalayaan 10-degmo,...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo Nairobi uga qayb galay shirka golaha deegaanka QM
Wasiir dowlaha wasaaradda hawlaha guud iyo dib-udhiska dowladda FS mudane Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya Ambassador...
Ra’iisal wasaare Xamse oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka wasiiradda ee tiirka Caddaaladda iyo Garsoorka
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiiradda ee tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax-bannaan.
Kulanka ayaa...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo shir muhiim ah la yeeshay madaxda Bangiyada ka hawlgala dalka
Wasiirka maaliyadda dowladda FS Dr. Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta wasaaradda Maaliyadda madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Norway
Oslo:- Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa kulan kula qaatay magaalada Oslo wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Norway H.E...
Akhriso: Qodobbada looga dooday shirweynahii aragti wadaagga xakamaynta faafinta wararka been abuurka
Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, intii uu socday waxaa la isku waydaarsaday doodo cilmiyaysan oo ay ka qaybqaadaneen hawlwadeenno...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Wasaaradaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Wasaaradaha, si uu ugula...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Ergayga cusub ee QM u qaabilsan...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ayaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada...
Shirka Madasha arrimaha gargaarka oo maanta ka furmay Kismaayo
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ka furmay Shirka Madasha Xiriirka Arrimaha bin’aadamnimada.
Shirkaan waxaa si wada jir ah u...










