Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Dalka Turkiye
:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa xalay gaaray Maagalada...
Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baada ganacsatada Muqdisho oo la toogtay
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa toogtay Horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa baada iyo qalqal galinta ganacsatada iyo shacabka Muqdisho
Ninkaas ayaa...
Maxay ka Faa’iidi Doonaan ka mid Noqoshada Suuqa Bariga Afrika Ganacsatada Soomaaliyeed ?
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyay khudbadda Salaadda Jumcaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee Madaxda Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC)...
Ciidanka Xoogga oo weerar qorsheysan ku dilay dhowr qof oo khawaarij ah
Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Khawaarijta Alshabaab oo ku sugnaa duleedka magaalada Kismaayo.
Howlgalkaasi oo ka...
Hannaanka dhameystirka xubinnimada soomaaliya ee urur goboleedka bariga afrika (eac)
Maalin kale oo farxadeed iyo guul u soo hoyatey Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo cagta saartey tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga...
R/Wasaare Xamsa ku baaqay in la dardar galiyo howlaha ku aadan la dagaalanka khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Somaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku baaqay in la dardargaliyo howlaha ku aadan la dagaalanka kooxaha khawaarijta ee weli...
Sagaal qof oo ku dhintay mudaaharaadyo ruxay Dalka Senegal
Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu dilay dalka Senegal isku dhacyo dhexmaray booliska rabshadaha ka hortaga iyo taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka ninka lagu magacaabo Ousmane...
Xafladda caleemo saarka Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleemo saaraayey Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed.
Munaasabaddaan oo sidoo...
Madaxweynaha JFS oo soo dhaweyay aqbaaladda codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada EAC
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada...
Taliyaha ciidanka booliska oo booqday taliska booliska dowlad deegaanka Soomaalida
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo howlo safar shaqo ku joogay Magaalada caasimadda...










