Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo soo bandhigay qorshaha deyn cafinta iyo kobaca dakhliga dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax...

Ciidamada xoogga dalka oo 35-ka tirsan argagixisada Al-shabaab ku dilay gobolka Hiiraan

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa xalay degaanka Abooreey oo qiyaastii 25-Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan ku dilay 35 ka...

Maleeshiyada Al-shabaab oo xalay qarax la beegsatay gaari ay la socdeen dad shacab ah

0
Kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab ayaa xalay miino nooca dhulka la galiyo ah ku  Qarxiyay gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo marayay...

Taliska Ciidanka Xoogga oo Beeniyey Warar ay baahiyeen Argagixisada

0
Taliska Ciidanka dalka ayaa beeniyay warar ay baahiyeen Argagixisada Alshabaab oo sheegaya in ay qasaaro gaarsiiyeen Ciidanka gaarka ah ee militariga Soomaaliya ” Danab”...

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay 10 Dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab

0
Ciidamadda Amniga ayaa xiray toban dhagar qabe oo ka tirsan argagixisada Alshabaab lana wareegay xarumo qarsoodi ah iyo agab dagaal. Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda...

Xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS oo booqasho iyo salaan ku tagay Mowlaca Macallin...

0
Xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Federaalka Ee Soomaliya ayaa maanta booqasho iyo salaan ku tagay Mowlaca Macallin Nuur. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka DFS Xasan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Madaxa Hay’adda Lacagta adduunka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka Marwo Kristalina Georgieva ayaa la wadaagay tallaabooyinka wax...

Kumaandooska Danab oo gargaar raashin ah u qeybiyey shacabka ku nool deegaan teedaan ee...

0
Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gargaagr raashiin ah u qeeybiyay shacabka ku dhaqan degaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan oo kamid meelihii...

Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay qarxisay

0
Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli ay marayeen wadada deeganka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta warbixin ka jeedinaya Machadka Daraasaadka Caalamiga ah ee Washington...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya Machadka Istaraatiijiyadda iyo Daraasaadka Caalamiga...