Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo kormeeray deegaanaddii laga xorreeyay argagixisada Al-shabaab ee gobolka Hiiraan
Beled weyne- Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa...
Wasiirka gaashaandhigga oo bogaadiyay howlgallada ay ciidanka xoogga iyo shacab iskaashana ka wadaan gobollo...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS ayaa ciidanka xoogga dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guulaha ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxda argagaxisada ah ee Al-shabaab.
“Marka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Mursal Booroow
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Ciidanka xoogga iyo dadka degaanka oo la wareegay goobo ay argagixisada ku dhuumaaleysanayeen
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya shacabka deegaanka ayaa maanta la wareegay deegaanka Sina-dhaqo oo Dhuusamareeb dhanka koonfureed kaga beegan 35 KM.
Xubno ka tirsanaa argagixisada...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Baxdo
Wasiir kuxigeen Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya , Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-caddaala) Xildhibaan ,Cabdisaabbir Nuur Shuuriye iyo guddoomiye kuxigenka amniga iyo siyaasadda gobolka...
Hirshabeelle oo qaybaha Bulshada ugu baaqday hawlgal ka dhan ah Argagixisadda Al-shabaab
Dowladda goboleedka Hirshabeelle ayaa bogaadisay guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray howlgalada baahsan ee ka socda deegaanada Hirshabeelle kuwaas oo lagu ciribtirayo...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Fei Shengchao oo...
Wasiir Fiqi oo beesha caalamka iyo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay taageeraan umadda...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiiinta Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa ugu baaqay beesha caalamka iyo ganacsatada Soomaaliyeed in ay taageeraan...
Ciidanka Xoogga oo weerar ku qaaday xubno ka tirsan Argagixisadda oo isku urursanayey deegaanka...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo isku Urursanayey deeganka Sinadhaqo oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb.
Ciidanka ayaa weeraray...
Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa la wareegay tuulada Booco ee Gobolka Hiiraan
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan iyo ciidan uu hoggaaminayo ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM koonfur kaga...