Wararka Dibadda

Soomaaliya oo shirka xalka waara ee u-adkaysiga abaaraha iyo Aafooyinka uga qeyb gashay Adis-ababa

0
Muqdisho.(Wargeyska Dalka):- Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa magaalada Adis-ababa ee...

Ciidamada Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay laba Falastiin ah

0
Labo qof oo falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen magaalada Nablus ee daanta galbeed ee la haysto, sida ay...

Qaraxyo ruxay Dekadda Muhiimka ah ee Ukraine

0
Qaraxyo ayaa ruxay dekedda muhiimka ah ee Ukraine maalin uun ka dib markii Kyiv iyo Moscow ay gaareen heshiis taariikhi ah oo ogolaanaya in...

Russia iyo Ukraine oo saxiixay heshiis la xiriira dhoofinta miraha beeraha

0
Saraakiil ka socda dalalka  Ruushka iyo Ukraine ayaa kala saxiixday heshiis lagu ogolaanayo in dekedaha badda madow ee Ukraine laga dhoofiyo miraha beeraha ee...

Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga

0
Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo badeecadaha miraha haruurka ,...

R/wasaarihii hore ee Srilanka oo madaxweyne loo doortay

0
Baarlamaanka Sri Lanka ayaa manta oo Arbaca ah madaxweyne u doortay Ra’iisul Wasaaraha ahna ku simaha Madaxweynaha Ranil Wickremesinghe,kadib kolkii dalkaasi 10 cisho ka...

Dowladda Jarmalka oo 5 milyan Dollar ugu deeqday Soomaaliya

0
Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday 5 milyan oo doolar si kor loogu qaado awoodda dalka uu u leeyahay in tallaal nafo lagu badbaadinayo...

Midowga Yurub oo heshiis la saxiixday Azerbaijan

0
Midowga Yurub ayaa dalka Azerbaijan la saxeexday heshiis isfahan hordhac ah oo lagu jibaarayo gaaska dabiiciga ah ee ay kala soo degaan waddankaasi. Heshiiska ayaa...

SAFARADA TURKIGA EE MUQDISHO AYAA LAGU XUSAYAA AFGAMBIGII DHICISOWBAY EE KA DHACAY DALKA TURKEY.

0
Safaaradda turkigu ku leeyahay Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga xusayaa maalintii uu dhicisoobay Afganbigii lala damacsanaa dowladda wadanka Turkiga ee uu hogaamiyo Madaxweyne...

Ciidamada Israa’iil oo duqeeyay marinka Gaza

0
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeymo ka geeystay subaxnimadii hore ee saakay qeybo kamid ah maga marinka Qaza, kadib markii ay shegeen inay ogaadeen in...