Dowladda Ruushka oo sheegtay in ay si adag u garab taagan tahay ilaalinta Midnimada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay si cad oo rasmi ah u garab taagantahay ilaalinta Midnimada iyo Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo carrabka...
Dowladda Faransiiska oo ka hortimid kala qaybsanaanta Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Dowladda Faransiiska ayaa xalay ka hor caddeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (QM) mowqifkeeda ku aaddan inaysan ogolaaneyn in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Dowladda Turkiga oo taageertay Madax-Bannaannida iyo Midnimada Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Turkiga ayaa si weyn u garab istaagtay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid muhiim u ah...
Golaha Ammaanka oo si wadajir ah u diiday Aqoonsiga Israa’iil sheegatay in ay siisay...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ayaa Isniintii si wadajir ah u diiday Aqoonsiga Israa’iil ee Maamulka Somaliland, kaddib markii 14 ka mid...
Dowladda Masar oo si cad uga hortimid faragelinta Israa’iil ee SoomaaliyaMuqdisho(SONNA):-Dowladda Masar ayaa si...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Masar ayaa si xooggan u caddeysay inaysan aqbali doonin faragelinta Israa’iil ee Madaxbannaanida iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan ay u...
Koonfur Afrika oo si adag u cambaaraysay xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay in Yahuuddu si rasmi ah u jebiyeen qawaaniinta caalamiga ah, taasoo ka hor imaaneysa mabaadi’da iyo heshiisyada ay...
Jaamacadda Carabta oo si buuxda u cambaareysay faragelinta Israa’iil ee Madaxbanaannida Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jaamacadda Carabta ayaa si xooggan u caddeysay taageerada ay u hayso midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid lagama...
Dowladda Jabuuti oo si adag u cambaaraysay xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa luqad aad u kulul ku cambaareysay xad-gudubkii Israa’iil ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaamtay...
Golaha Ammaanka oo si buuxda u taageeray Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo Wada Jirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Kaaliyaha Xoghayaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Dalka Turkiga
Istanbul(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka...










